Qeexid

"Albaab, dariishad iwm wada furid."

Qeexid Xigta

Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Maxamed arrinti wuxuu u ballaqay maxkamadda”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballaq oo kali ah:
  • Waxa uu Taylor ballaqaadkaas u sameeyey koox Wasiira ah oo ka kala socda waddamada ay Liberia dereska yihiin.
  • Sidoo kale waxay u fureen laabtooda si kash iyo laab ah, iyagoo albaabada guryahoodiina ay ballaqeen oo ay u fureen Rasuulka (scw) si uu Xabiibka (scw) ugu dego isagoo la sharfay.