Qeexid
"(-qmay, -qantay; -qmi) Wax wada furan noqosho (albaab, dariishad iwm). ballaqan2 f.mg4 Wax wada furan ahaansho (albaab, dariishad iwm)."
[-qnaa, -qnayd]
ballaqan1 naa
ballaqan1 nayd
f.mg1"(-qmay, -qantay; -qmi) Wax wada furan noqosho (albaab, dariishad iwm). ballaqan2 f.mg4 Wax wada furan ahaansho (albaab, dariishad iwm)."
Wadaag:
Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Neef indhaha beelay.
m.l
Wadaag:
Albaab, dariishad iwm wada furid.
Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid.
f.g1
Wadaag:
Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
m.l
Wadaag:
Nin dhalinyaro ah oo qas badan.
Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah.
Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.
m.l
Wadaag:
eeg ballee. ld ballaysimo, ballaysin, billayn, billaysimo, billay ballaysimo m.dh ld ballayn.
m.f.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Nooc ka mid ah noocyada ashuumada waaweyn.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Wax, wax ballac leh ka dhigid.
Wax, wax waasac ah ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: