Qeexid
"Dhul xaaluf ah oo aad loo degay."
"Dhul xaaluf ah oo aad loo degay."
Wadaag:
Gabar yar oo markaas timihii loo reebay oo aan weli inan noqon.
Hal igar ah oo mar oggolato in caanaha laga liso marna diiddo.
m.dh
Wadaag:
Ku b.: yalaalugo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nooc dadabta aqalka kamid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurkaoo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.
m.l
Wadaag:
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
ld balwid.
m.dh.sh
Wadaag:
Meel dhisan oo kor ka dadan, dhinacyadana ka furan oo wax lagu iibsado.
Dhismo yar oo la harsado oo guriga hortiisa lagu dhiso. ld balanbalo.
m.dh
Wadaag:
Bacaroor.
Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada.
Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
m.dh
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
ld bakaal.
Dhul carradiisu dibir ama dhooddi tahay; dhul carrocad ah.
m.l
Wadaag:
Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.
m.l
Wadaag:
Baansiin.
Saliid qaali ah, laga qodo dhulka, loo adeegsado shidaalka matoorrada oo marka la sifeeyo laga helo nafto, baansiin, gaas iwm.
m.l
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag:
Caws dhaadheer, caleemo adag leh oo xooluhu daaqaan raradana laga sameysto oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
m.l.u
Wadaag:
(balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.
m.l
Wadaag: