Qeexid
"Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin."
"Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin."
Wadaag:
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
ld balwid.
m.dh.sh
Wadaag:
(-laabay, -lawday; -laabi) Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) La b.: cid, gaashaanbuur la noqosho.
f.mg1
Wadaag:
ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad.
H. ah: waddo haloosi ah.
m.dh
Wadaag:
Bacaroor.
Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada.
Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
m.dh
Wadaag:
Meel dhisan oo kor ka dadan, dhinacyadana ka furan oo wax lagu iibsado.
Dhismo yar oo la harsado oo guriga hortiisa lagu dhiso. ld balanbalo.
m.dh
Wadaag:
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
f.g1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Ku b.: yalaalugo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: