Qeexid
"Nafley, balqan ka keenid."
[-iyay, -isay]
balqam yay
balqam say
f.g2"Nafley, balqan ka keenid."
Wadaag:
Xab jiidma oo laabta ka soo go'a oo afka ka yimaada marka la cadayo.
m.l
Wadaag:
Ka d.: qof wax uu ogyahay in uu sheego ku khasbid.
Ku d.: si qasab ah cid afka wax uga siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin.
Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo badinaysa sii deynta calyada ee neefmareennada taaso sahleysa qufaca. Waxaana lagu daraa dawooyinka qufaca; waxayna ka falgashaa kordhinta sii deynta dhuumaha neefta, wayna jilcisaa xaakada.
m.l
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag: