Qeexid
"Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin."
Qeexid Xigta
Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
[-iyay, -isay]
balq yay
balq say
f.g2"Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin."
Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Xab jiidma oo laabta ka soo go'a oo afka ka yimaada marka la cadayo.
m.l
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag:
Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
m.dh
Wadaag:
Ul ama waran iwm oo la soo riday ama tumaati ah iska weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ilmo, biyo iwm diidid (xoolo). ld balaf2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cabbitaan laga dhergey ku noqnoqosho (dad); biyo badan, had iyo goor cabbid (xoolo); biyo durdurasho.
f.mg3
-xaday, -xatay
Wadaag:
Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.
m.l
Wadaag:
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
ld balwid.
m.dh.sh
Wadaag:
(balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.
m.l
Wadaag: