Qeexid

Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga balwo oo kali ah:
  • Ereyga "balwo" wuxuu kale oo noqday magac jacaylka qudhiisa loo bixiyey taas oo halabuur badan ka muuqata sida: Fanka cusubi wuxuu noqday fursad loo helay in lagu muujiyo jacaylka oo awel cabbudhsanaa.