Qeexid
"Shey jilicsan, ramal ka sameysan oo midabbo iyo tooxyo kala duwan leh oo biyaha celiya."
Qeexid Kale
B. ah: kabo ramal ah oo roobka laga gashado. ld ambiiro.
Qeexid Xigta
Xarko dhudhuuban oo lacagta lagu rito oo ramal ka samaysan.
"Shey jilicsan, ramal ka sameysan oo midabbo iyo tooxyo kala duwan leh oo biyaha celiya."
B. ah: kabo ramal ah oo roobka laga gashado. ld ambiiro.
Xarko dhudhuuban oo lacagta lagu rito oo ramal ka samaysan.
Wadaag:
Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biir leh noqosho (biyo, caano iwm). biirqool1 m.l Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nooc hubka ka mid ah oo leh lugo loo fidsho, xabbaduhuna ay darandoori uga dhacaan. ld babban.
m.l
Wadaag:
Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Fagaaro isugu imaansho si ujeeddo loo fuliyo (dad badan). ld bannaambax2.
f.mg1
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc hubka ka mid ah, qaabab kala duwan leh oo wax lagu qarxiyo marka la tuuro. ld bambo, banaano, bombo, bumbo.
m.dh
Wadaag:
Cid si naxariis iyo xushmad leh u kaalmeyn.
Iska b.: cid, wax ay dhibsaneyso is ka ilaalin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: