Qeexid
"Saxarro jilicsan; shuban."
"Saxarro jilicsan; shuban."
Wadaag:
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax aan tiradoodu yarayn ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhaxan badan.
B. ah: meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn.
m.dh
Wadaag:
Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-iyo/bunuug, m.dh) Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.
m.l
Wadaag:
Geedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaaran iyo miro kulkulucsan, waaweyn oo dusha qodxo jiljilicsan ku leh.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Isku barbar dhicid; kalaggurasho; kala badin waayid.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.
f.mg1
Wadaag:
Wax la baatulay ahaansho (hanti).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
ba'1 m.l 1. Hoog iyo dhibaato aad u badan. 2. (e.d) Dhibaato iyo waxyeello xun cid gaarsiiya; baabba'.
Wadaag: