Qeexid
"Dabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wadaagaan astaamo u gaar ah."
"Dabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wadaagaan astaamo u gaar ah."
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Lo' barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi2, bunnaahi2.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Qof nafley kale legdid.
(f.mg) Leegleegsasho.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg buntuq. ld banaadiiq. banaaxi1 m.l ld banaaxiyid.
m.dh.u
Wadaag:
ld banaaxi1, banaaxin, bunaaxi1, bunaaxin, bunaaxis banaaxo m.dh Cida ay lo'du sameyso kolkay
m.f.dh
Wadaag:
badanaa fk. Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way mirirtaa”.
Wadaag:
Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti.
Haweenay karti iyo xishood leh.
Labada qof ee isqaba midka dheddig.
m.dh
Wadaag:
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m.l
Wadaag:
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: