Qeexid
"(f.g) Qof nafley kale legdid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Leegleegsasho.
[-iyay, -isay]
banaanad yay
banaanad say
f.g"(f.g) Qof nafley kale legdid."
(f.mg) Leegleegsasho.
“Cali baa Xasan dibir ku banaanadiyey”.
Wadaag:
Dabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wadaagaan astaamo u gaar ah.
m.l
Wadaag:
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Lo' barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi2, bunnaahi2.
f.mg1
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban.
Wax xalaal ah noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
eeg buntuq. ld banaadiiq. banaaxi1 m.l ld banaaxiyid.
m.dh.u
Wadaag: