Qeexid
"eeg banaanadi. ld banaanadis."
"eeg banaanadi. ld banaanadis."
Wadaag:
(f.g) Qof nafley kale legdid.
(f.mg) Leegleegsasho.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Dabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wadaagaan astaamo u gaar ah.
m.l
Wadaag:
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Lo' barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi2, bunnaahi2.
f.mg1
Wadaag: