Qeexid
"eeg buntuq. ld banaadiiq. banaaxi1 m.l ld banaaxiyid."
"eeg buntuq. ld banaadiiq. banaaxi1 m.l ld banaaxiyid."
Wadaag:
Dabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wadaagaan astaamo u gaar ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof nafley kale legdid.
(f.mg) Leegleegsasho.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Lo' barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi2, bunnaahi2.
f.mg1
Wadaag:
ld banaaxi1, banaaxin, bunaaxi1, bunaaxin, bunaaxis banaaxo m.dh Cida ay lo'du sameyso kolkay
m.f.dh
Wadaag:
Qolofta ku dahaaran iniinyaha bariiska intaan la tumin.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.
m.dh
Wadaag: