Qeexid

"(-ooyin, m.l) ld bambaano."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga banbaano oo kali ah:
  • Kooxihii banbaanooyinka tuuray ayaa meeshaas isaga baxsaday, mana jirto shaqsiyaad loo qabtay fakaasi.
  • Weerar kan ka horreeyay ayaa saddex arday oo Israa'iiliyiin ahi ku dhaawacmeen, kadib markii Bas ay saarnaayeen ay ku qaraxday banbaano waddada la ag dhigay.