Qeexid
ld danfariiso.
[-stay, -satay]
f.mg3ld danfariiso.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld danfariisi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld danfariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waqtiga u dhexeeya qorax soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato.
Qeexid Xigta: Roob da'a arooryada hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld danfariisasho. banfariisi1 m.l ld danfariisi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Salka meel saarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dareere garoorid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed cawseed dalagga la beerto ka mid ah dhala iniinyo yaryar oo kuwa sarreenka ka yar oo la cuno marka la karsho. ld bariid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld danfariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cudur ku dhaca meel jirka ka mid ah oo barariya oo aan af lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld barii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax.
Qeexid Xigta: ld anfariirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Yaab weyn iyocabsi dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: (-iyo, m.dh) ld danfadhi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qofka agtiisa fariisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg danfariiso. ld banfariisad, banfariisasho, danfariisad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid anfariir kuridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]