Qeexid
"bangareyn, bongareyn, bungareyn. ban1 m.l (-nan, m.l) Dhul bannaan oo aan dhir la hargalo lahayn."
"bangareyn, bongareyn, bungareyn. ban1 m.l (-nan, m.l) Dhul bannaan oo aan dhir la hargalo lahayn."
Wadaag:
Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato.
Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato.
Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.
m.dh
Wadaag:
Guri dhul weyn ku fadhiya, si qurux badan u dhisan, baabuurta dhex geli karto oo dhiri ku tallaalantahay.
Dhismo hareeraha ka guran oo guryaha hortooda ama dushooda lagu dhiso oo lagu leersado.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Kululeynta caano ilaa kulku gaaro 65°C oo lagu hayo soddon daqiiqadood (30'), ama kulka la gaarsiiyo ila 72°C laguna hayo shan iyo toban daqiiqadood (15'), si loo dilo baktiiriyada ay ka mid yihiin kan qaaxada iyo kan tiifowga.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Shuban ka yimaadda qofku marka uu dhimanayo.
m.l
Wadaag: