Qeexid
"(-yo, m.l/dh) Nooc marwaxadaha gacanta lagu socodisiiyo ka mid ah oo tumaaluhu dabka ku huriyo."
"(-yo, m.l/dh) Nooc marwaxadaha gacanta lagu socodisiiyo ka mid ah oo tumaaluhu dabka ku huriyo."
Wadaag:
(-iyo/bunuug, m.dh) Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.
m.dh
Wadaag:
/dh (-dyo, m.l/-do, m.dh) Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako.
m.l
Wadaag:
Cabsi badan cid ku abuurid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
B. ah: qof fulannimo dheeraad ah ku sifoobay.
B. ah: cabsi badan oo cidi dareento.
m.l.kh
Wadaag:
Dhaxan badan.
B. ah: meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld biishad.
m.dh
Wadaag:
Wax bankarroor ku dhacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-do, m.l) Cad maro ah oo midabyo iyo qiyaas loo yaqaan leh oo astaan u ah qarannimada ummadeed; calan. ld bandiiro.
m.dh
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag: