Qeexid
"Cabsi badan dareemid."
[-ray, -rtay]
bankarroor2 ay
bankarroor2 tay
f.mg1"Cabsi badan dareemid."
Wadaag:
B. ah: qof fulannimo dheeraad ah ku sifoobay.
B. ah: cabsi badan oo cidi dareento.
m.l.kh
Wadaag:
Cabsi badan cid ku abuurid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax bankarroor ku dhacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m.dh
Wadaag:
Hoore yar weel salkiisa ku harid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-yo, m.l/dh) Nooc marwaxadaha gacanta lagu socodisiiyo ka mid ah oo tumaaluhu dabka ku huriyo.
m.dh
Wadaag:
(-ray -rtay) Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor2, mijarror2, minjarror2.
f.mg1
Wadaag:
(-iyo/bunuug, m.dh) Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.
m.l
Wadaag: