Qeexid
"Wax bankarroor ku dhacay ahaansho."
[-naa, -nayd]
bankarroorsan aa
bankarroorsan ayd
f.mg4"Wax bankarroor ku dhacay ahaansho."
Wadaag:
Cabsi badan cid ku abuurid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
B. ah: qof fulannimo dheeraad ah ku sifoobay.
B. ah: cabsi badan oo cidi dareento.
m.l.kh
Wadaag:
Qof, wax manjarrooray ahaansho. ld majarroorsan, mijarrorsan, minjarroorsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax, meel aadugu libdhay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg manjarroorsan. ld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan
m.f.dh
Wadaag:
(-yo, m.l/dh) Nooc marwaxadaha gacanta lagu socodisiiyo ka mid ah oo tumaaluhu dabka ku huriyo.
m.dh
Wadaag:
(-iyo/bunuug, m.dh) Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.
m.l
Wadaag: