Qeexid
"Neef markaa dhalay banmar ku ridid."
[-iyay, -isay]
banmar yay
banmar say
f.g2"Neef markaa dhalay banmar ku ridid."
Wadaag:
Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cudur caaliriya candho neef markaa dhalay oo ka yimaadda nadaafaddarro.
ld banmarid.
m.l
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.
m.l
Wadaag:
Barbaar ka dhigid.
Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax, wax ballac leh ka dhigid.
Wax, wax waasac ah ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaxan badan.
B. ah: meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn.
m.dh
Wadaag: