Qeexid
"ld bambax2."
[-xay, -xday]
bannaambax2 ay
bannaambax2 day
f.mg1"ld bambax2."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Fagaaro isugu imaansho si ujeeddo loo fuliyo (dad badan). ld bannaambax2.
f.mg1
Wadaag:
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m.l
Wadaag:
Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban.
Wax xalaal ah noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nooc hubka ka mid ah oo leh lugo loo fidsho, xabbaduhuna ay darandoori uga dhacaan. ld babban.
m.l
Wadaag:
Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan.
Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
f.mg1
Wadaag:
Ka b.: halis ka samatabbixid.
Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
f.mg1
Wadaag:
(jool.) Dhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaabka webigu uu sido.
m.l
Wadaag:
Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin.
Meel xadeysan wax ku jira ka saarid.
Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid. 4. Wax samayntooda oggolaan (sharci).
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag: