Qeexid
ld bannee.
[-neeyay, -neysay]
f.g2ld bannee.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Qeexid Xigta: Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld bannaanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin.
Qeexid Xigta: Meel xadeysan wax ku jira ka saarid.
Qeexid Kale: Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid. 4. Wax samayntooda oggolaan (sharci).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Cid daryeelid.
Qeexid Xigta: Dhaqaalayn; hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban.
Qeexid Xigta: Wax xalaal ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Qof dharbaaxo dhabnaha kala dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld bannayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh eeg bannaanow. ld bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (jool.) Dhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaabka webigu uu sido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld bambax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bambax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bannee. ld bannaanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Qof nafley kale legdid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Leegleegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bambixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld banaanadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg banaanadi. ld banaanadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: (f.g) U aa.:cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu jira jeedintiisa.
Qeexid Xigta: Khaniis.
Qeexid Kale: ld baanise.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wadaagaan astaamo u gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]