Qeexid
"Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban."
Qeexid Xigta
Wax xalaal ah noqosho.
[-naaday, -naatay]
bannaanow aaday
bannaanow aatay
f.mg3"Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban."
Wax xalaal ah noqosho.
Wadaag:
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m.l
Wadaag:
Ka m.: hawl iwm fulinteeda xor u noqosho.
Ka m.: cid cid kale maamulkeeda, xukunkeeda iwm ka xor noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(jool.) Dhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaabka webigu uu sido.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Si xoog leh oo cid sacab fidsan dhabanka looga dhufto.
m.dh
Wadaag:
Dhaxan badan.
B. ah: meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Qof nafley kale legdid.
(f.mg) Leegleegsasho.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka dhursugidda wax sida ay ku dambeeyaan. ld baxnaanin.
m.dh
Wadaag: