Qeexid

"Dibi dhufaan ah oo shilis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqay oo kali ah:
  • Sidaas daraadeed waxa iga kasbatay ixtiraam weyn, haddii aan arrintan u bandhigana waxan ka baqayaa inay carqaladayso walaalnimadoodii.
  • Cabasho xoogan ayaa maanta kasoo bexeysa dadka deegaanka Ceelasha biyaha iyo Lagoole kuwaasi oo ka baqaya in uu saameeyo dagaalka ka dhextaagan dhinacyada is hor fadhiya.