Qeexid

"Xabag aan saafi ahayn oo jilif, duux iwm ku dhafanyihiin."

Qeexid Kale

Dalool yar oo ku yaal albaab, dariishad iwm.

Qeexid Xigta

Dhegdhegga indhaha buka ama aan nadiifka ahayn yeeshaan; fiish, dhalxan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine