Qeexid

"ld biqid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baqid oo kali ah:
  • Gobolka Hiran oo cabsi ka qaba fatahaad Waxaa baqidin weyn ay la soo daristay dadka ku nool magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii wabiga Shabele soo buuxdhaafey uuna qarka u saaran yahay fatahaad.
  • Somaliland waxaa la geliyo xaalad ah dagaal abuur, taasoo micnaheedu ahaa doorasho ka baqid iyo kursi dheeraysi, Xisbiyada iyo Shicibka Somalilandna ma garan in arrinta la soo hoos geliyey.