Qeexid
"(-do, m.l) ld baqaal."
"(-do, m.l) ld baqaal."
Wadaag:
(-do, m.l) Lacag sarrif ah oo waa hore la isticmaali jiray oo qiimaheedu u dhigmo rubbiyad afar meel loo dhigay meesheed. ld bawlo.
m.dh
Wadaag:
Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Kiish yar oo xaashi ah, xabag lagu xiro afka ku leh, qaabab kala duwan leh oo warqadaha lagu xiro. ld boqshad, buqshad.
m.dh
Wadaag:
Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano).
Baqdin dareemid.
Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.
f.mg1
Wadaag:
Ka tegidda dad meel ay ku sugnaayeen baqdin awgeed. ld baqasho.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido. ld baastoolad.
m.dh
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.
m.dh
Wadaag:
Xabag aan saafi ahayn oo jilif, duux iwm ku dhafanyihiin.
Dhegdhegga indhaha buka ama aan nadiifka ahayn yeeshaan; fiish, dhalxan.
Dalool yar oo ku yaal albaab, dariishad iwm.
m.l
Wadaag: