Qeexid
"ld baqasho."
"ld baqasho."
Wadaag:
Ka b.: baqdin awgeed meel lagu sugnaa ka tegid; wax ka cabsasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Duhur, socod gelid. ld boqool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka tegidda dad meel ay ku sugnaayeen baqdin awgeed. ld baqasho.
m.l
Wadaag:
Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano).
Baqdin dareemid.
Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.
f.mg1
Wadaag:
eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool baqoolis m.dh ld baqoolin.
m.f.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.
m.dh
Wadaag:
Meel tegiddeeda ka maqnaan.
Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Xabag aan saafi ahayn oo jilif, duux iwm ku dhafanyihiin.
Dhegdhegga indhaha buka ama aan nadiifka ahayn yeeshaan; fiish, dhalxan.
Dalool yar oo ku yaal albaab, dariishad iwm.
m.l
Wadaag:
Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri.
Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
m.dh
Wadaag: