Qeexid
"Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii."
[-iyay, -isay]
baqool yay
baqool say
f.g2"Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii."
Wadaag:
eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool baqoolis m.dh ld baqoolin.
m.f.dh
Wadaag:
Duhur, socod gelid. ld boqool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Ka b.: baqdin awgeed meel lagu sugnaa ka tegid; wax ka cabsasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Daruuro yaryar oo kala googo'an oo wada socda middood.
m.dh
Wadaag:
Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano).
Baqdin dareemid.
Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.
f.mg1
Wadaag: