Qeexid
"eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool baqoolis m.dh ld baqoolin."
"eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool baqoolis m.dh ld baqoolin."
Wadaag:
Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Duhur, socod gelid. ld boqool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Daruuro yaryar oo kala googo'an oo wada socda middood.
m.dh
Wadaag:
Ka b.: baqdin awgeed meel lagu sugnaa ka tegid; wax ka cabsasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Dareen geesinnimo la'aaneed oo xasillooni darro iyo welwel leh oo ku dhasha nafleyda marka ay dareento inay nafteeda halis ku jirto; cabsi.
m.dh
Wadaag:
T. ah: caano la soo uruuriyey oo la siiyo reero aan xoolo u irmaanayn.
m.l.kh
Wadaag: