Qeexid
"Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin."
[-shay, -shtay]
baqshiish2 hay
baqshiish2 htay
f.mg1"Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin."
Wadaag:
Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef).
Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Si sahlan u dhalid (nafley).
f.mg3
-day, -tay
Wadaag:
Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala.
Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin.
ld bashiishasho.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Kiish yar oo xaashi ah, xabag lagu xiro afka ku leh, qaabab kala duwan leh oo warqadaha lagu xiro. ld boqshad, buqshad.
m.dh
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld
m.l
Wadaag:
Wax baqshad dhex gelin (waraaq).
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m.dh.sh
Wadaag: