Qeexid
"baqtijiid2 f.g1 Qof si dhaqanka iyo anshaxa ka baxsan u dilid. ld bakhtijiid"
[-day, -dday]
baqtijiid1 ay
baqtijiid1 day
m.l"baqtijiid2 f.g1 Qof si dhaqanka iyo anshaxa ka baxsan u dilid. ld bakhtijiid"
Wadaag:
baqtiquf2 f.g1 Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf
m.dh
-fay, -ftay
Wadaag:
bakhtijiid2 f.g1 ld baqtijiid
m.l
-day, -dday
Wadaag:
Nafley, nafta ka goyn.
Nal, raadiye, dab iwm damin.
Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Nafley iyadoon la birayn nafbaxday.
Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti1.
m.l
Wadaag:
Nafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti2.
f.mg1
-iyay, -iday, -iyi
Wadaag:
eeg baqtii. ld bakhtiijiin, bakhtiin, baqtiijiin, baqtiijis.
m.f.dh
Wadaag:
ld bakhtiyid. bar1 m.l Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshay, meeshood; nus.
m.f.dh
Wadaag:
Duqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo laga helo meelaha waxa qurmay yaaliin. ld bakhtifuul.
m.l
Wadaag:
Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal.
B. ah: qof wax aan qiimo lahayn bunbuuniya. ld bakhti afuuf1.
m.l
Wadaag: