Qeexid
"ld baqtiwareeid."
"ld baqtiwareeid."
Wadaag:
(-eemay, -eentay; -eemi) Baqtigowracid. ld bakhtiwareen2.
f.g1
Wadaag:
Nafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti2.
f.mg1
-iyay, -iday, -iyi
Wadaag:
Nafley iyadoon la birayn nafbaxday.
Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti1.
m.l
Wadaag:
bakhtiwareen2 f.g1 (-eemay, -eentay; -eemi) ld baqtiwareen
m.dh
Wadaag:
Nafley, nafta ka goyn.
Nal, raadiye, dab iwm damin.
Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed.
War dhiilo leh.
Tuhun; shaki.
m.l
Wadaag:
eeg baqtii. ld bakhtiijiin, bakhtiin, baqtiijiin, baqtiijis.
m.f.dh
Wadaag:
Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto.
Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
m.l
Wadaag:
ld bakhtiyid. bar1 m.l Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshay, meeshood; nus.
m.f.dh
Wadaag:
Duqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo laga helo meelaha waxa qurmay yaaliin. ld bakhtifuul.
m.l
Wadaag:
baqtijiid2 f.g1 Qof si dhaqanka iyo anshaxa ka baxsan u dilid. ld bakhtijiid
m.l
-day, -dday
Wadaag:
baqtiquf2 f.g1 Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf
m.dh
-fay, -ftay
Wadaag: