Qeexid

"Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh."

Qeexid Xigta

B. xoolaad: xoolo yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bar oo kali ah:
  • Waxbarashadiisa ka dib wuxuu mujaahidku Cadan ka bilaabay shaqo mudddo gaaban isaga oo ka mid ahaa shaqaalihii Milliteriga Cadmeed.
  • Intase uu soo hanbabaray ayuu ku yidhi: "xaallada dadka muslinku ku sugan yahay ayaa xanuun igu haysa oo naftayda xaradhaaminaysa."