Qeexid
Dareen iyo feejignaan dheeraad ah oo arrin loo yeesho.
Qeexid Xigta
Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh oo hurdo looga koco. ld baraarugid.
Dareen iyo feejignaan dheeraad ah oo arrin loo yeesho.
Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh oo hurdo looga koco. ld baraarugid.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-go, m.l) Dugaagad bir ama maar ah oo carruurta gacanta ama lugta loogu xiro si ayan hurdada uga soo sasin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Qof iskiis hurdo uga kicid.
Qeexid Xigta: Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh hurdo ugu kicid.
Qeexid Kale: Dareen iyo feejignaan dheeraad ah arrin u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld baraarug1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax baraarugay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Badar, bariis iwm oo la kariyay tarmid.
Qeexid Xigta: Badeeco iwm baarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan.
Qeexid Xigta: Meesha markabka loogu xiro borosinka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Barwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid hurdo ka toosin.
Qeexid Xigta: Dareen iyo shucuur dad kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld baraare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid baraare siin (Eebbe).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nolol barwaaqo, caafimaad iyo nabadgalyo leh. ld baraaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg baraaruji. ld baraarujis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baraarujin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof naf xumi ku jirto; naf kadhowr; sakaraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg baraarugsan. ld baraarugsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg baraari. ld baraaris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Nafley saka raadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg baraar4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld baraarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]