Qeexid

"Cid hurdo ka toosin."

Qeexid Xigta

Dareen iyo shucuur dad kicin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baraaruji oo kali ah:
  • Magaalo kasta oo uu shiikhu tagona waxaa uu kula kulmaayey dad soomaaliyeed oo sheeganaaya dhibaatooyin kala duwan oo qurbuhu keenay, dadkaas oo si aad iyo aad ah ugu ooman ku baraarujinta diinta islaamka.
  • Hadday noqoto dhinacyo badan, sida wacyigalinta bulshada, ku baraarujinta arrimaha doorashooyinka iyo kuwo oo aynaan soo koobi karayn.