Qeexid
"eeg baraaruji. ld baraarujis."
"eeg baraaruji. ld baraarujis."
Wadaag:
Cid hurdo ka toosin.
Dareen iyo shucuur dad kicin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Habab qanciya dadka si loogu dhiirraggeliyo in ay ku dhaqmaan hab nololeed wanaajinaya caafimaadka kana fogaadaan caadooyinka loo haysto in ay caafimaadka wax u dhimayaan cimri nololeedka soo gaabinaya.
m.l
Wadaag:
(-go, m.l) Dugaagad bir ama maar ah oo carruurta gacanta ama lugta loogu xiro si ayan hurdada uga soo sasin.
m.dh
Wadaag:
Dareen iyo feejignaan dheeraad ah oo arrin loo yeesho.
Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh oo hurdo looga koco. ld baraarugid.
m.l
Wadaag:
Qof iskiis hurdo uga kicid.
Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh hurdo ugu kicid.
Dareen iyo feejignaan dheeraad ah arrin u yeelasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan.
Meesha markabka loogu xiro borosinka.
m.l
Wadaag:
Barwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nolol barwaaqo, caafimaad iyo nabadgalyo leh. ld baraaro.
m.l
Wadaag:
Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m.dh
Wadaag:
(taar.) Fikrado kasta, afkaar, dareen, rajooyin, ujeeddooyin, xusuus uu qofka ama dadka u leeyahay.
m.dh
Wadaag: