Qeexid

"(-ooyin, m.l) (kiim.) Nooc kasta oo ka mid ah birdhafyada kubram-sink oo ilaa 50% tahay sink. Marka xaddiga sink la kordhiyaba, midabka birdhafku wuxuu iskula beddelaa sidan: dahabi-cas oo noqda dahabi; ilaa laga gaadho caddaan-qalimeed.Baraasyada si fudud ayaa loo sameeyaa, si wacanna way ugu adkaystaan daxalaysiga."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baraas oo kali ah:
  • Hilibka iyo iibintiisu na waa waxyaabaha Baraasiil foosburburka hadda dunida ka taagan ay kaga badbaadday.
  • Wuxuu si dheeldheelli ah ugu tukubayay bakoorad raasbaraas ah.