Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Barada lagu koray ka bixid; barakac."
"(-xay, -xday; -bixi) Barada lagu koray ka bixid; barakac."
Wadaag:
(fiis.) Xaddiga dareeraha ah ee barabaxay marka walax idilikeed ama qaarkeed la dhexgaliyo dareere.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Isbedelka meeleed. Fogaanta walaxi ka dhaqaaqday meeshii ay taagnayd. Marka xoog dhaqaajinaya uu falayo.
m.l
Wadaag:
Caano biyo ka yar ku darid.
Xoolo, bardooddan samayn.
f.g1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan.
Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Fagaaro isugu imaansho si ujeeddo loo fuliyo (dad badan). ld bannaambax2.
f.mg1
Wadaag:
Ka b.: halis ka samatabbixid.
Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
f.mg1
Wadaag:
Barashada la sii barto cashar qur'aan oo aan weli la gaarin.
m.dh
Wadaag:
F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
m.l.kh
Wadaag:
Wax la farabaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof wax dhigasho bilaabay.
Qof farshaxannimo bilaabay.
m.l
Wadaag: