Qeexid

"Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira."

Qeexid Xigta

ld barasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barad oo kali ah:
  • Khubarada cilmiga casriga ah ee Taariikhda waxaa si buuxda isugu raaceen in dhulkaan uu yahay dhulka hadda ay deganyihiin, leeyihiina Bulshada Soomaaliyeed ee "Reewing" ama Raxanwayn.
  • Qoraalkan ma aha ujeedadiisu urur dacwoonaya oo kali ah, balse waxa weeye nuxurkiisu in umadu is waysiidso xukumadan fadhi barad ka ah ee cadaalad iyo dastuurka loogu hiiliyay, markay manta sidan yeesho, barito maxay yeelaysa?