Qeexid
"Wax barafuun marsan yahay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
barafuumaysan naa
barafuumaysan nayd
f.mg4"Wax barafuun marsan yahay ahaansho."
Wadaag:
Wax baraare ku jira ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax barako leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Hoore alkolo ku jirto; carfoon, ubax iwm ka samaysan oo la isku udgiyo.
m.l
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax la baadiyeeyey ahaansho (xoolo).
Wax dariiqa toosan ka leexday ahaansho (qof).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax karaamo leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax darxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Baraf noqosho, aad u qaboobid.
f.mg1
-oobay, -owday
Wadaag: