Qeexid
"Wax barafuun marin."
[-meeyay, -maysay]
barafuume eeyay
barafuume aysay
f.g2"Wax barafuun marin."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Hoore alkolo ku jirto; carfoon, ubax iwm ka samaysan oo la isku udgiyo.
m.l
Wadaag:
Wax barafuun marsan yahay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Wax barako u yeelid (Eebbe).
Cunno wax yar ka cunid.
Hanti yar tashiilid.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
Baraf noqosho, aad u qaboobid.
f.mg1
-oobay, -owday
Wadaag:
(jool.) Daboolidda uu meel daboolo, ama hawsha uu ka qabto, baraf goglan, ama barafweyne.
m.f.dh
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Nooc libaaxbadeed ka mid ah oo xilliyada qaarkood u soo erya kalluunka badda xeebta. ld barixume.
m.l
Wadaag:
(-ro ..., m.l) (fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo isku dheelitiran, iyagoo ku sugan cadaadis beegal ah. Heerkulkaas wixii ka hooseeya hoorku wuu barafoobaa ama adkaadaa.
m.l
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax weel ku jira, bar noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wanaag loo aayo oo laga helo wax Eebbe ku siiyey sida carruurta, xoolaha iwm; karaamo.
Badasho, taran.
m.dh
Wadaag:
Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: