Qeexid

"ld barakicid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barakac oo kali ah:
  • Xiritaanka madaxa WFP Somalia waxay sababtay in hey’adu ay joojiso gargaarkii xagga cuntada ee ay u qeybin jirtay 75,000 oo ah dadkii ka barakacay dagaalada Muqdisho.
  • Dad Barakacayaal ah oo ku Sumoobay qaarkoodna ku dhinteen Raashin ay bixisay Hay'adda I.C.R.C Magaalada Baydhabo. 04 Apr 2010- Saraakiisha Caafimaadka Gobalka Bay oo dadaal ugu jira badbaadinta Dadkaasi..