Qeexid

"Wax barako leh ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barakaysan oo kali ah:
  • Sida aynu wada ogsoonahay waxa inoo bilabantay bisha barakaysan ee Ramadaan oo uu Ilaahay ku waajibiyay adoomihiisa muslimiinta ah inay soomaan.
  • Magaalada Barakaysan Urusalim-na, magaceedii waxaa loo baxshay Madiinat Al-Qudus, waxaana loo ogolaaday in ay noqoto goob Cibaado oo ka dhaxaysa dadka haysta Diimaha Islaamka, Kiristanka iyo Judaha (Yuhuudda).