Qeexid

"Wax barako u yeelid (Eebbe)."

Qeexid Kale

Hanti yar tashiilid.

Qeexid Xigta

Cunno wax yar ka cunid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barakee oo kali ah:
  • Waxaan Ilaahey ka baryayaa kana baryi doonaa in Soomalida iyo ummaddaha kalee caalanka uu ku barakeeyo nabad waarta, sidoo kale waxaan ka codsanaya in ummaddeena ay Ilaahey weeydiistaan nabad waarta.
  • Guddoomiye-ku-xigeenku waxa kula dardaarmay ganacsatada in ay shaqalahooda siiyaan mushahar ku filan noloshooda si ay hantidooduna ugu xafidanto una kobocdo, waxaanu mulkiilayaasha Dollar City Centre uga baryey Ilaalay in uu u barakeeyo.