Qeexid
"Nooc kabdaha ka mid ah oo lagu naqshadeeyay mayrax ama dun midabbo kala duwan leh."
"Nooc kabdaha ka mid ah oo lagu naqshadeeyay mayrax ama dun midabbo kala duwan leh."
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (kiim.) Nooc kasta oo ka mid ah birdhafyada kubram-sink oo ilaa 50% tahay sink. Marka xaddiga sink la kordhiyaba, midabka birdhafku wuxuu iskula beddelaa sidan: dahabi-cas oo noqda dahabi; ilaa laga gaadho caddaan-qalimeed.Baraasyada si fudud ayaa loo sameeyaa, si wacanna way ugu adkaystaan daxalaysiga.
m.l
Wadaag:
Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Fadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah meel loo fadhiyo.
m.l
Wadaag:
Wanaag loo aayo oo laga helo wax Eebbe ku siiyey sida carruurta, xoolaha iwm; karaamo.
Badasho, taran.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax weel ku jira, bar noqosho.
f.mg1
Wadaag: