Qeexid
"Cayayaan midab bunni ah, geeso dhaadheer iyo lababaal oo khafiif ah oo qolof adag ku hoos jira leh oo ku nool musqulaha iyo meelaha qashinku yaallo. ld baranbaro."
"Cayayaan midab bunni ah, geeso dhaadheer iyo lababaal oo khafiif ah oo qolof adag ku hoos jira leh oo ku nool musqulaha iyo meelaha qashinku yaallo. ld baranbaro."
Wadaag:
Nafley muuqaalkeed garasho.
Fal eex iyo qabyaalad ka muuqato cid wax ugu samayn.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri.
Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
m.dh
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag:
Xoolo naftu ka baxayso rafasho.
Ku b.: wax burburin ama baabbi'in.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(f.g) Aqoon kororsasho.
U b.: wax caado ka yeelasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Fadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah meel loo fadhiyo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nooc hubka ka mid ah oo leh lugo loo fidsho, xabbaduhuna ay darandoori uga dhacaan. ld babban.
m.l
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (kiim.) Nooc kasta oo ka mid ah birdhafyada kubram-sink oo ilaa 50% tahay sink. Marka xaddiga sink la kordhiyaba, midabka birdhafku wuxuu iskula beddelaa sidan: dahabi-cas oo noqda dahabi; ilaa laga gaadho caddaan-qalimeed.Baraasyada si fudud ayaa loo sameeyaa, si wacanna way ugu adkaystaan daxalaysiga.
m.l
Wadaag: