Qeexid
"eeg baraqnugul. ld baraqnugeyl, baraqnuglaansho."
"eeg baraqnugul. ld baraqnugeyl, baraqnuglaansho."
Wadaag:
(-glaa, glayd) Qof fulay ah ama biiq ah ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) (dii.) Waxay ka mid yihiin wadaaddada ugu sareeya Hinduuga.
m.l
Wadaag: