Qeexid
"eeg bararan. ld bararnaansho."
"eeg bararan. ld bararnaansho."
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/dh ld dardarnaan. barbarradhac1 m.l ld barbardhicid.
m.l
Wadaag:
(-jyo, m.dh) Qoraal tusmeynayaa hawl la qabanayo nidaamkay u fulayso.
m.l
Wadaag:
Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m.l
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg ballandaran. ld ballandarnaansho, ballandarri, ballandarro.
m.f.dh
Wadaag: