Qeexid
"Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah)."
[-naa, -nayd]
bararsan aa
bararsan ayd
f.mg4"Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah)."
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca oo wejiga iyo oogadu la barbararto oo dab lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Wax dhararay ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m.l
Wadaag:
Wax baraare ku jira ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax barako leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cudur ku dhaca meel jirka ka mid ah oo barariya oo aan af lahayn.
m.dh
Wadaag: